Our website
Seere News
Home Photo Galleries Special Events Updates Message Boards Search Fun Stuff
December 02, 2005NAF DALKAAGA DOONAYSA(INA C/LE XASAN)
Gabaygan waxaa tiriyay Sayid Maxamed Cabdile Xasan mudo hadda laga joogo 100 sano. Sayidku wuxuu ka gabyey Xilligaas xaalada halgankii jihaadka ee daraawiishta maantana waxaad arkaysaa inuu isla gabayganu khuseeyo arinta manta waayo waagaas uu ka hadlayay ama ka gabayayey munaafaqiintii ama dadkii caqabada ku ahaa halganka iyo danaha umada Soomaaliyeed ee u adeegayey cadawga maantana way u adeegayaan wuxuuna siydku ka tiriyay Eebe janadii ha ka waraabiyee tixdan gabaygaa oo markaad dhuuxdo aad ogaanayso micnaheeda qarnigii tagay iyo qarniganban.

Wuxuuna ku bilaabay sidan:

1. Doodan waxaan u leeyahay dumarkiyo caruurtoo

2. Dadkii idinka waynaa hadday idin duleeyeen

3.Dambi kama ay yaabine cuntay idinka doorteen

4. Duunyaa la dhaafsaday dugsigaad galeeyseen

5.Dameerkuna ma yeelen halkay talo ku daysteen

6.Dab intay shideen bay dalaq idinku siiyeen

7.Doox intay qodeen bay ciid idinku daadsheen

8. Nin idiin damqanayaa idinkama dambeeyee

9. Hadaydaan digtoonaan daad bay idin qaadiye

10.Duleedada kufaartaa dacas idinku laynoo

11.Naf dalkaaga doonaysaa firaash looma daadshee

12.Dabkan aan shidaayaa daawadiina weeyee

13.Dariiqii rasuulkiyo dawga ha ka baydhina

Gabayga iyo gogol-dhigga ka horeeyaba waxaa ku deeqay Cabdullahi Faysal Faarax
Control Panel  | Visitors:  | 
Copyright © 2004-2007 by GotFamiliesOnline

Dachshund Picture, and Miniature Dachshund Puppy.
Exotic site to study essentials on the topic of dachshunds as well as photograph selections and accurate information. Assess all of the photographs, descriptions, plus additional central plus attractive website information concerning the character about this grand dog.
Long Hair Dachshund, and Dachshund Pic.
Exotic website to learn data on dachshunds as well as image collections along with precise themes. Inspect all of the images, descriptions, with ancillary main plus appealing website presentations with reference to explicit characteristics of this marvelous dog.
Long Haired Miniature Dachshund, and Dachshund Information.
Gorgeous place to learn specifics as regards dachshunds together with photo groupings in addition to correct themes. Analyze some of the images, descriptions, together with auxillary crucial along with exciting site pages in relation to definite uniqueness of this wonderful dog.
Dachshund Name, and Dapple Dachshund.
Marvelous spot gain knowledge of details concerning dachshunds as well as photograph choices with factual subjects. Study over the photos, narratives, with new central along with remarkable site presentations about exact distinctiveness of this marvelous dog.