Our website
Seere News
Home Photo Galleries Special Events Updates Message Boards Search Fun Stuff
December 02, 2005BOGGA DAAWAD(SAYID MAXAMED)
Boga Daawad waataan lahaa, Bari ka soo dhiibe
Waataan bidhaan quruxsaney, soo bojooy idhiye
Waataan baadi celiyoy lahaa, yeeyan baylihine

· Barbar uga du' waataan lahaa, buurta yey korine
Waataan banuu diid lahaa, yeeyan baalidine
Waataan bad kuma caymatee, soo barrooy idhiye

· Boholyowga Hawd bay durduro, budulka raacdaaye
Ballishiil kaliishay tagtaa, biliqda dayreede
Kobta adhiga beeduhu degey, kor uga baaddaaye

· Banka waa ka carartaa sidii, gan iyo buubale
Baqoolaa hadhkii bay sidii, badalli roortaye
Biciidkey ku darantaa sidii, bahal ugaadheede

· Bicil faraq ku yaal bay tiqiin, baariga u saare
Hareeriga ka baxay foocyadey, baaca gelisaaye
Sida geriga beryaha ah bay, bucusha laacdaaye

· Bilbilaha mareedh caarley, baraqda daaqdaaye
Barqamaaga geydhaha baxay, balaga goysaaye
Caleen baacday tuurfaahistey, bulush cantuugtaaye

· Bisiq hamasha buuniga dharjada ,udug buuracowga
Burdad ubax leh baar iyo uneex, baqas ku fuuraaga
Bunta waran barraajistey, balala qaadaaye

· Bakadaha iyo xiitoolahay, banan u raacdaaye
Burca toon leh bacad ciidle bay, bara hoyaaddaaye
Intaasey ku baayiri jirtoo, baashi ku ahayde

· Baran mayso meeshaa degtaan, boqol Alluu-naarye
Bog qalluudan beer godani waa, ba'iyo hooggeede
Ka soo bixiya waataan lahaa, baalcadii gubane

· Jiilaal barraahsaday hadday, bila ku soo oonto
Badowlahada waataan lahaa, baara haw horine
Balxis geeya waataan lahaa, wey baduuxsamiye

· Bilcataabihii iga xadaan, uga baqaayaaye
Waataan baatriteedii lahaa, buurka yay tebine

· Hal ma bededo waataan lahaa, beeya-gurihiiye



· Waataan ku idhi hayga bixin, barqab baa dhalaye
Ka bariiya waataan lahaa, beydda yuu jarine

Bushuma aan run lagu oran waa,lagu beloobaaye



· Waataan bahdaa yay ku lumin, kuula baashiraye
Waataan bad baan kugula dhici, baane kuu idhiye

· Bih-Ina-Faatax biixida jabtaan, baani kabihayne



· Awel bay badaawidu galeen, bohol Walwaaleede
Macayeedna buufamehey, badaha raaceene

Adigana baroor bay indhuhu,kula basaaseene



· Bulxankeeda olol baa ka roon, adiyo beeggaaye
Haddaad haatan biixida wadheen, bag iyo haankiinna


Control Panel  | Visitors:  | 
Copyright © 2004-2007 by GotFamiliesOnline

Dachshund Rescue, and Picture of Dachshund Dog.
Marvelous site to find details on dachshunds as well as image choices as well as correct issues. Assess all of the photos, explanations, including auxillary vital plus attractive website documentation on the subject of the distinctiveness about this grand dog.
Dachshund and Shedding, and Wirehaired Dachshund.
Attractive spot to discover information about dachshunds together with photo anthologies and factual issues. Review the pictures, explanations, plus extra crucial plus fascinating site presentations with reference to specific uniqueness about this great dog.
Dachshund Adoption, and Dachshund Breeder.
Good-looking website to find details about dachshunds with picture collections in addition to correct subjects. Assess the images, content, and auxillary important as well as exciting website documentation on the subject of definite character about this astonishing dog.
Dachshund for Sale, and Long Haired Miniature Dachshund.
Good-looking spot gain knowledge of specifics on the subject of dachshunds with photo groupings with factual topics. Inspect the pictures, narratives, plus new significant along with attractive website content about explicit individuality of this magnificent dog.